Bulsha:- Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xod-xodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogoow ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa
Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaq-yaqsata In Ay Salaaxdo geedka Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn .Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic-ka Sariirta:
Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan .
Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelataa , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa.
Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment