Sheeko yaab badan dumaashidaada sida miyaa

Bulsha:-  Dumashidaa si fiican makuu soo dhoweysay kadib shaah cadays ah maku keentay kadib.

Wiil yar oo dumashida dhashay oo iska ciyaaraya shaahii makugu daadiyay kadib Dumashida Macawiis makuu keentay kadib intaa xidhatay Suuliga (musqusha) ma aaday inta shaahii iska soo maydhaysay (dhaqaysay) Saaxiibka guriga ma yimid kadib surwaalkaagii fadhiga maku arkay kadib adigoo qoyan musqusha maka so baxday kadib saaxiibkaa baskoolad (Bistoolad) mala soo baxay adigoo macawiistii wata sidii wax waalan Suuqa ma dhex carartay saaxiibka isaguna sidii wax waalan maku eryaday (baacsaday) kadib dadkii Xaafada masoo wada bexeen oo maku soo qabteen kadib Xabsi horay malagaa geeyey 7 maalmood (beri) masoo liqday. 

Adigoo yaaban oo waxba cunin waalidka makuu yimadeen oo ma dheheen ninkan 3 sanno dhaqan toosin ha lagu xukumo waayo saaxiibkiis ayuu naagta u daba maray oo Maxkamadda Ifka Xalane iyo Xirsi Lugeey ma laguu geeyay oo Timaha Madaxa dhalo ma lagaaga xiiray oo Karbaash ma lagula dhacay. Adeeryaal hadaadan arkin Jabkaaas ma adinkaa weli jab arkey










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment