Bulsha:- Rag badan marka gabadha ay yurub ku nooshahay aad bay ula soo xiriiraan, luuqa facebook marka ay kuu soo galaan su’aasha ugu horraysa ay ku weydiinayaan waa halkeed joogtaa abaayo?
haddii aad yurub tiraahdo waxay ku leeyihiin waan ku jeclahay haddii meel kale aad sheegato yaaba ku fiirinaayo soomaaliyeey lool
Canab Cumar Salad yurub iyo dalka
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment