Bulsha:- Duuliye ka tirsan shaqaalaha Qaramada Mdoobe Ee Ku sugan Magaaada Muqdisho ayaa lugtiisa ku waayay sida ay muujiyaan sawirro lasoo bandhigay Xeebta Xalane,kadib markii uu soo weeraray Yaxaas .
Ninkaan oo aan magaciisa la shaacin ayaa la sheegay in uu ka tirsnaaa shaqaalaha Qaramada Mdoobe ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ku dabaalanayay Badweynta India meel ku dhow agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee aadan Cadde.
Baraha Bulshada sida Facebook ayaa lagu faafiyay Sawirka ninkan Cadaanka ah oo ay caawinayan qaar ka mid ah ciidamada Midoga Afrika kuwaas oo qaarkood u muuqda kuwii kasoo bad baadiyay Yaxaaska .

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment