Nala Daawo Heesta Jaceyl Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Naam Shabana

Bulsha:- Waxaa lasoo badhigay heesta ugu horeysay ee filimka Naam Shabana ee hogaamiyaha ka tahay Taapsee pannu halka Akshey Kumar uu door muhiim ah ku leeyahay filimkaan.

Heestaan laga soo bandhigay filimkaan ayaa ah hees Jaceyl ah oo lagu magacaabo Rozana waxaan ku luuqeyneysa Fanaanada Shreya Ghoshal.

Macluumad ku saabsan heesta.



Halkaan ku Dhufo oo Daawo Muuqaalka Heesta





Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment