Sara Ali khan Oo Indhaha Warbaahinta Soo jiidatay Xili Ay Ka Qeyb Gashay Saif, Iyo Kareena Xaflad Ay guriga Ku Dhigteen (+Vidoe)

Bulsha:- Saif Ali Khan gabadhiisa Sara Ali Khan ayaa ka mid xidigaha aan wili bollywood-ka kusoo biirin laakiin si aad ah Warbaxinteeda loo baado goobo waxayna kusoo caan baxi doonto filimka Karan johar ee Student Of The Year 2.

Saif iyo xaaskiisa Kareena kapoor Khan Xaflad yar oo qoyskooda qaas u ah ayay guriga ku dhigatay laakiin warbaahinta ayaa si qaas ah usoo Jiidatay Sara Ali Khan oo labis qurux badan soo xiratay warbaahinta ayaana maal Mahaan aad ugu mashquulsan Sara.

Sara ayaa hada ka mid gabdhaha ugu shidan ee ka qeyb galo xafladaha Bollywood-ka marka ugu danbeesy Waxaa Sawiro looga qaaday xaflada shahid kapaoor dhalashadiisa Sido kale xaflada waxaa kasoo qeyb Soha Ali Khan iyo Ninkeeda Kunal Khemu.

Dhinaca kale Sara Ali Khan filimka ay kusoo caan baxi doonto ayaa la hadal heeya inuu yahay filimka uu Karan johar Director-ka ka yahay ee Student Of The Year 2 laakiin wili lama xaqiijini warkaas.

fadlan Halkaan kudhufa oo daawo muuqalka.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment