Bulsha:- Shraddha Kapoor ayaa 30 una dabaal dageysa dhalashadeeda.
atariishada ayaa u baxday meel kamid ah goobaha dunida ugu quruxda badan iyadoo shalay baxday aadayna meelo kamid ah Europe, laakin kaligeed ma aha waxa lajiraan 4 teedii saaxiib ee ilaa yaraantoodi saaxibaha ahaayen ayaa dalxiiskan ay waqtiga yar kuso qaadaneysa yurub hor ugu raaceen.
atariishadan ayaa waxaa lasheegaya in ay Europe kusoo maqnaan doonto hal isbuuc ilaa laba isbuuc.
sidoo kale dhalashadeeda kaliya lama dabaal dagin sidoo kale famil keeda na way ladabaal dageen.
dhanka shaqada Shraddha Kapoor ayaa wali shaqo kawada filimkeedii ‘Haseena: The Queen Of Mumbai’ filimka ayaa waxuu kahadlaya sheekada tuugii mumbai iyo walashiisii,sido kale waxay sugeysaa in tiyaatada loosaaro filimkeedii Half Girlfriend.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment