Mala Socotaa in 8 Sano Kahor Praphas iyo Kangana Uu Dagaal Weyn Dhexmaraya?

Bulsha:- Atariishada aan hadalka la gambanin ee guushana usaaxiibka ah Kangana Raut iyo waliba Jilaaga weyn Praphas ayaa hada kahor filim kuwada midoweyn labadan jillaa. waxay aheyd 8 sano kahor markaye filimka lagu magacaabo Ek Niranjan isla sameeyeyn kaaso lagu duubay dhowr meelodo kala duwan sida Hydrebad, Bankok iyo waliba heesaha filimkaan oo lagu duubay Switzerland.

dhowaan ayaa Kangana ayadoo lahadleysaa wargeyska ABN waxay cadeeysay in filimkaas ay isla sameeyen kadib aysan dib dambe isku soo xiriirinin uusan midba midka kale soo wicin.

“aadbaan ugu faraxsanahay shaqada weyn ee uu haayo Praphas. markaan duubista filimkaas bilaawnay aadbaan isku dagaali jirnay aniga iyo asiga waana xasuusta dagaalkas weyna heer aan aniga iyo isaga isasoo wicin mudo 8 sano ah.

intaa  kadib waxaan daawaday Baahubali, aadbaan oga helay shaqada Parphas uu qabtay, aadbana ugu faanaya howlkarnimadiisa waxaan hubaa isna sidaa ookale inuu dareemayo.” ayey tiri Kangana.

sido kale waxay kudartay,” waxaan rajeynaa mustaqblka dhow inaan filimo koonfur ah sameyn doono.”


dhanka shaqada Kangana waxaa tiyaatarada usaaran filimkeedi Rangoon kaaso BoxOffice ka guulo lixaad leh aanan kasameynin aad ayuuna u wiiqmoya filimkani rajadii Kangana na wey sii laciifeysaa.

dhanka kale Praphas ayaa duubis kuwada filimkiisi koowaad kadib Baahubali uu 4 sano waqtigiisi galiyay kaaso qeybtiisi labad soo gabagabeyay waxaana Baahubali2 la daawan doona 28 april ee sanadkaan 2017.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment