Daawada Gadaal wayneysa Ha iska badin hadii kale sidaan ayaad naqanaysaa -Daawo

Bulsha:- Waxaa marqaati ma doonta ah in ay jiraan hab haweenka aduunka ku dhaqan ku kala tartama sidii ay u quruxsan lahaayeen wijigooda iyo dhamaan jirkooda waxaana mudooyinkii ugu danbeyay caalamka uu ahaa mid aad ugu soo badanayay in wax laga badalo gaar ahaan inta dhexe ee haweenka ama meesha loo yaqaano Bistooladaha waana mid keentay gabadhaan 25-sano jirta ah in uu dhumo muuqeeda iyo sidii uu eebe markii hore u abuurtay. 

Police-ka gobolka Miami ayaa gacanta ku soo dhigay Dhaqarkaasi ayadoona loo heysto si qaldan oo uu u siiyay daawo gabadhaasi qurux raadiska aheyd waxaana loo heysta sida uu u kala badiyay muuqaalka jirka gabadhaaasi.

Ms. Juily ayaa ah gabar haatan ka walwalsan sida ay noqotay ayadoona markeedii hore ay aheyd mid aad u qurux badan balse waxa ay sheegtay in ay ka shaleysay in ay wax ka badasho jirkeeda oo haatan kala lumay ama isku dhaxyaacay.

Wadanka Kenya oo aan haatan ku suganahay ayaan ku arkay goobo badan oo lagu quruxiyo haweenka gaar ahaan kuwa doonaya in ay kordhiyaan quruxda uu eebe siiyay kuna qanacsaneen intooda badan maadaama ay gaalo yihiin, 
waxaana lagu qoraa qeybta dhexe ee jirka ama salka oo ah goobaha ugu badan ee haweenka ay wax ka badalaan iyo waliba dhanka Lugaha oo iyana aad ay u jecelyihiin in ay ka dhigaan kuwo aad u buurbuuran.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment