Jennifer Lopez Caruurteeda Waxay Weydiisteen Inay U Sameyso Jadwal Ay Waqti Kula Qaadan Karto!

Bulsha:- Gabadha heesaaga iyo jilaaga caanka isku ah Jennifer Lopez  ayaa waji gabac caruurteeda kala kulantay kadib markii ay weydiisteen inay u sameyso jadwal ay waqti kula qaadaneyso.

Jennifer Lopez  labadeeda cruur mataanaha ah sidoo kalena 9-jirka ah Max iyo Emme ayaa ka niyad jabsan in hooyadeed ay waqti u weysay aduunyo kalena ku mashquushay.

Jennifer Lopez  oo 47-jir ah waxay tiri “Caruurteyda ayaa todobaadkan iga codsadeen inaan kulan la qaato waxayna iga dalbadeen inaan soo dajiyo waqti aan iyaga siiyo madaama mashquuleyga batay”

“Caruurteyda waxay doonayaan inaan waqti tayo wanaagsan la qaato waana arin ay xaq u leeyihiin anigana waa inaan dib u saxaa jadwalkeyga an fadhinin oo shaqada la saaxiibka ah”

Dabcan Jennifer Lopez mashquulkeeda waa inay jadwal u dagsataa sidoo kalena farxada caruurteeda ka taliso marba hadii caruurteeda ka dalbadeen inay waqti wacan la qaatado hawlaheedana ay xadeesato.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment