Bulsha:- Inta badan xiriirada ka dhex dhasho jilaayaasha Bollywood-ka waa mid aan la sadaalin karin halka uu ku dhamaanayo iyo sida uu cimri ahaan u waari karo.
Hadaba waxaan idiin heynaa 8-lamaane oo Bollywood-ka ka tirsan kuwaas oo jaceyl isla wadaageen sidoo kalena sanooyin hal guri ku wada noolaa (Live In Relationship) balse aan markii dambe si rasmi ah isku guursanin oo kala tageen.
Waa wax lala yaabo dad isla nool oo hal guri dagan oo aan is qabin sharcigana isku ogeyn hadana ugu dambeyntii kala tagaan halkii noloshooda qayaaliga ah ay mid rasmi ah u badali lahaayeen.
Fadlan hoos kaga bogo magacyada iyo sawirada 8-lamaane oo Bollywood-ka mar iska dhex doorteen, hal meel isla dageen balse markii dambe aan is guursanin oo kala tageen:

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment