3da Sabab Ee Loodaawan Doono Filimka Taxanaha Ah Ee Golmaal Qeybtiisi Afaraad!!

Bulsha:- Sanadii 2006 waxaan daawanay qeybtii koowaad ee filimkaan qosolka badan kaaso qeybtiisi koowad loogu magacdaray Golmaal Fun Unlimited, waxaana dhamaan filimkaan taxanaha ah hogaamiye ka ah Super Star Ajey Devgan oo uuna director kayahay dhamaan filimkaan qeybihiisa kala duwan Rohit Shetty.



qeybtiisa 2-aad wuxuu soobaxay sanadii 2008 waxaana loogu magac daray Golmaal Returns, markale ayee isla shaqeyeen Rohit Shetty iyo Ajey Devgan waxayna sanadkii 2010 layi,aaden Golmaal 3 kaasoo Blockbuster weyn noqday,kaasoo taagerayasha hader sugayaan qeybtiisii afaraad looguna magacdaray Golmaal Again.

Golmaal Again waxaa duubis lagu bilaaway maanta, waxaana hogaaminayaan Ajey Devgan, Arshad Warsi, Tushar Kapoor, Parineeti Chopra, Tabu iyo kuwo kaloo badan.

hadaba waxaa jiraan sedex siyaabod oo daawadayasha aadka ugu sugayaan filimkaani.


Ajey Devgan Iyo Rohit Shetty Oo Dib U Midoowayaan:

labadaan awoodaa badan waxay guud ahaan wada sameyeen 9 filim kaliya 2 filim ayaa Box Officeka guulo waaweyn ka gaarin.waxaan wada ognahay awooda labadan xidig hade kulanto in filimkooda uu Blockbuster noqon doona ayaana lafilaa, uuna jabin doono iskoorkii filimkoodi Singham Returns dhigay.



Jilayaalka Filimka Oo La Kordhiyay:

filimkaan waxaa lagusoo kordhiyay Parineeti Chopra, Tabu iyo Neil Nitin Mukesh.

dhamaanteen waxaan wada sugeyna Tabu oo shaashada qosol kusameyn doonto kadib sanado badan oo ay shaashada ka maqneed.



Filimkaan Oo Ah Mid Daawadayasha aad uxiiseyan maadama uu gabi ahaantisaba yahay qosol iyo shactiro badan ayaa ah mida ugu weyn ee loogu daawasha tagi doono.

Golmaal waa filim taxanoah oonaa aad Comdey u ah qosol kaama dhamado daawashada filimkaan  sida filimda Hera Pheri iyo Housefull.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment