Bulsha:- Waxay ku bilawday sheekadeeda waxaan ka gudbay marxaladii jacaylka oo waxa kaliya oo igu qasbay inaan guursado nin haweenay kale qaba waa anigoo doonaya ubad.
Maxaad su’aalaha aad iigu wareerinaysaan, isla markaana aad iigu odhanaysaan waxaad tahay qof aqoon sare leh, haddana haweenay ayaad odaygeeda ka bililiqaysatay, maan xadin ee waan isfahamnay si sharci ah oo Ilaahay raali ka yahayna waan isku guursanay ee xagguu khaladku ka jiraa, maxaa khaldan?
Waxaad idin arkaa dadweyne xaasid ah iyo kuwo guumays ah oo madowga nolosha keliya ku nool, maxaa isku xidhay guurka iyo aqoonta, anigu maan garaacin oo I guurso maan odhan isna waa nin haddii dhinacii dhaqaalaha iyo dhinacyada kaleba ay noqon lahaydba, sidoo kale caddaaladda ayaan ogolahay iyo in aan kala qaybsano habeennada.
Sida ayaan aniga iyo odayga aan ku heshiinay oo maalmo kadib inuu laba habeen ila seexdo, iyadana habeen, waa caadi.
Maxaa arrimaha dadka kale aad ka doonaysaan waxaad dhammaysatay weli ahay dhallinyaro nolosha macaankeeda hore iima soo marin, wuxuu noloshayda uu ku abuuray nolol, waxaannu i dareensiiyaa inaan jiro, aqoon mansab sare iyo magac qoys waxba igama gelin, waxa iiga muhiimsan wax weliba farxadii aan la kulmay.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment