Gabadha Dooneyso Guur Iyo Mustaqbal Wanaagsan Aay Ku Waarto Waxey La Timaadaa Calaamadahaan Kala Duwan..

Bulsha:- Waxaa waayahaan danbe si aan caadi ahayn u soo badanaya ragg guur kiiba u heysta tijaabo jeceylkiina u isticmaala qaab aan caadi aheyn,qiimihii iyo xushmaadii u lahaana ka hor mariyay,in ay ku danaystaan gabadhtaa ayaago ka been sheegaya,jiritaankiisa,iyaadoo marka laga danbogtana gabadhtaas oo dantii laga lahaa laga gaaro ayaa lagu beylihinayaa jeceylkii iyada iyo caruurtina laguna leeyahay ”Nabaaday waa kuu kaliigiin.”

Waxaa jiro eereeyo ay raggu dumarka ku indho sirceeyeen oo gabadhtii miskiinta aheyd oo laaga yaabo inay dacaad tahay u haysadana inu yaahay kii aay iifka raadinaysay inuu maanta gacaanteedi so gaalay abahaa caruurteedanaa noqon ayuu waagu u dilaaca albaabkana uga so gaala murugadi uur ku taal saay fikir iyo isla hadal gashaa gabadho kaarkodna ay ba washeen oo dhakatar isaga daartis lo dhigay kaar kalena macaan isaga daarti ugu dhacay kaar kaleena dhig kaar isaga daartis ka qaday marka gabadhta waxa laga raba guurkeega ka hor in ninka marka hore dhan walba ka tijaabiso xalaadiihisa iyo akhbartisa noolooleed ay iskaa ogaado iyo hab dhaqankisa sidu diinta ku yaahay akhlaaqdisa eheelku kaso jeedo saxaabtu ku xidhan yahaa ..

Erayada ay raggu dumarka ku indho sirceeyan aan idin sheege diigtonaada oo yanu hadalladooda macaan idin sirin ee tartiib saada taxatiir aya loo bahaan yahay horey somali u dhahday geedki orood lagu kooro orood looga so deega.Raggu wa damac badan yihin marku rabo inu guursado ayu eereeyo dhab moodo oo murti iyo jeceyl xanbarsaan afkisu ka so burcadan gabadhtina xagan sidi biyo baraf leh kor loga shubay ay bes ka noqoda oo ay mooda inu dhab ka yahay ala ya ogaado waxa ku jira uurkisa iyo qalbigisa.Gabadh yahaay ka diigtoonow

Kuu ninka iyo sixirka ay u adeegsadaan gabadhaha!!
Maalintaan indhaha qac kugu siiyeey.
Qacdiiba jecel ba qalbigeyga qaaday.
Qalbigeygi jecelkii qaaday qaxarkiyo dhibkisa ka seexan wayeey.
Qac hurdoo maa siiyo .
Qof aan kugu qiyaaso ma jirto.
Qaalbigeygu adigu ku taaba kuna raba.
Quruxdada il qabadka leh,gabadh ka qurxoon aduunka korkis ama sarno.
Qofnimadaada iyo qimaha aad leetahay gabar kula mid ah aduun korkis ma saarno.
Gabar aan kugu tilmaamo ma jirto, qarnigana kuma noola.
Qaadirki ku abuurey qurux ku dhameyeey. qayr kaana ku dhaftey.
Waa ereyadan iyo kuwu badan oo jecel uur ku taal lagu abuurto gabadhaha masakiinta,maalinba eereeyo cusub ayu u adeegsada ila ay gacantisa uso gaasho..Allow ka magaan Alle.

Gabadhaahu wa isku firkaad ama ah ahaado mid ugub ah ama mid garoobo haamigeega weyni wa siday u heli laheyd sayi wanaagsan abo wanaagsan oo iyaada iyo caruurteeda xaqooga gutaan kara bahiidoo’daa ka arraad tiri kara masuuliyaad qaadi kara oo ah nin xirfaad u leh sida lo dhaqto qoys,marka waxa laga ma maarman ah gabadhta inteey fursada qaaliga ah heysado ee ay madax banaan tahay inay ka firsado ninkay nafteeda ku amiinaayso mustaqbal keegana is kaga ciyaarin.

Guurka lagu degdega wuxaay ku danbeya fashiil furin degdeg ceeb iyo shalayntoo hadaaba intaad madax banaan tahay ee aad fursada qaaliga ah heysado ka faaidaysoo hadi aad fursada qaaliga ah ka faaidaysaan waaydo fursad dambe ma heysado guurka dabaadi waxay sheekataadu noqon shalaydo iyo calaan caal ee ka fiirso ka hor guurkaga ninkad naftada ku aminayso iyo mustaqbal kaga qaaliga ah.

Ninkaada xulanayso ma ku qanacsan tahay dabci iyo diin akhlaaq!!Iska hubi eereeyada ay dumarka ku sirxaan inu dhab kaa yahaay jecelka u ku sheeganayo iyo inaay tahay mid uur ku taalka!!Ogow gabadh yahaay xadhiga adiga iyo sayigadaa idin dhexeya waa jeceylka laaga run sheego ka beenta lagu dhiisa wuxu ku dambeya faashil iyo ceeb marka intaad ciriri gali laheyd noolooshada iska hubi jeceylka u kuso ban dhigto ma mid ka dhab ba mise wa mid dhalaanteed ah!!.Gabadh yahaay ka diigtoonow.

Waa kuu nin aan ku qadarin adiga iyo eheelkaga!!
Ninka aan adiga ku qadarin eheel kagana ma qadaarin xushmaad iyo qadarin nin aan kuu hayniin adiga iyo eheelka noolool kuma heysadiid iyo sharaftoona agtisa waxa dhici karta inu bari shacaabka dhexdeeda xaata kugu aflagadeyo sharaftadana meel uga dhaaco xushmaad iyo xitiraan agtisa kuma lahiid marka ninka sifahaan leh.Gabadh yahaay ka diigtonow.

Waa kuu ninka qayrul masuulka!!
Gabadh yahaay ragga amiin ma laheyn badaan koogu balaanta ma oofiyaan ee iska hubi ma yahaay mid masuuliyadaada qaadi kara adiga iyo ta caruurtaada waayo waxa jira ragg af macani ku sirey dumar badan sidan kor ku sheegeyba lakin ceebtiisi banaanka timiid guri gaal koogi ka diib oo noqday










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment