Bulsha:- Dumarka Soomaaliyeed oo ka mid kuwa dunida ugu fiican uguna dulqaadka iyo dadnimada wanaagsan ayaa la tilmaamaa in ay yihiin kuwa dumarka kale ee dunida wax badan uga duwan dhanka la dhaqanka ragooda iyo nolosha lamaanaha.
Warbixintaan ayaana muujineysa arin xiiso leh oo dumarka Soomaalida ay inta badan ka siman yihiin.
Arintaan ayaana ah in dumarka Soomaalidu magacyo kala duwan ula baxaan ragooda, laga bilaabo xiliga uu shukaansanayo ilaa iyo xiliga uu ku ag gaboobo isagoo seygeeda ah isla markaana howl geb noqdo.
Magacyada kala duwan ee marxaladaha kala duwan leh ayaana ah sidan:
Marka la shukaansanayo waxey magac uga dhigtaa: Macaane
Marka la guursado waxey magac uga dhigtaa: Nolosheyda
Marka 2 sano la qabo waxey magac uga dhigtaa: Magaciisa caadiga ah
Marka 5 sano la qabo waxey u bixisaa: Xaajiga
Marka 10 sano la qabo waxey magac uga dhigtaa: Caruurta aabahood
Marka 25 sano la qabo waxey magac uga dhigtaa: Duqa
Marka uu cajuus noqdo waxey magac uga dhigtaa: Battery Low
Share
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment