Bulsha:- Kulanti Wacan Aqristaa ku Dhoowaada Xubinti ay Allsiyaasad.com ugu Gaaryeeshay Lamaanaha Soomaaliyeed ee Jaceyl wadaaga ah in ay uga Faa’iideestaan Earayo Macaan iyo Geeraaro Xiiso leh ku waaso ay isku Diri karaan Xili kasta Gabar iyo Wiil intaba.
Dahab baa lagu moodaa
Hadduu ruux ku daawado
Kaama daayo eegmada
Danihiisa wuu gabaa
Da’yar wacan inaad tahay
Dadkaan u sheegaa
Daliil looma baahna
Da’yartii qurxooneyd
Dadku eegi waayeen
Dahab la mood inaad tahay
Daah igama saarna
Dooq hadduu jiro
Da’yar loo qaadiyo
Dad kale uma qalmo
Doolar iyo diinaar
Inta hanti dunidaan taalo
Adigaa ka door roon
Damqashada jirkeygaan
Weli wuu dareemaa
Daacad wacan inaad tahay
Dadkoo dhan wey yaqaanaan.
Waxaan Kasoo maaanguurinay Buuga Fariimo Jaceyl
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment