Bulsha:- Wararka xanta ah in Deepika Padukone ey kasoo muuqan donto filimada Shabakada Hollywood aya maalmihi ugu dambeeye warbaahinada qorayeen kadib xidigtan marka ey door muhiim kagaso muuqatey filimka hHollywood ee ‘XXX-Return Of Xander Cage‘. quruxleydan aya kumashqul san Sanjey Leela Bansali filimkisa Padmavati waxa sido kale kula jiraan Shahid Kapoor iyo Ranveer Singh.
Deepika Padukone aya sheegtey wararka xanta ah ee lashegayo in filim Hollywood ah ey saxiixday ey beentahay. Deepika aya sheegtey ineysan hada mashruuc Hollywood ah udiyarsanen. Deepika aya laweydiiye mar ey kasoo qeeb gashey xaflad horumarin, wararka lala xaririnayo iney saxiixday filim Hollywood ah. quruxleydan aya sheegtey ineysan mashruuc Hollywood ah udiyar sanen.

Deepika aya sido kale sheegtey in filiman badan ee Hollywood ah looso bandhigey lakinse weli eysan helin mashruuc ey kuqanacdo. filimka Padmavati aya laqorshenaya inuu sobaxo 17-ka November 2017.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment