​Aishwarya Rai Bachchan Miyeey Uxanagsan Tahay Director Karan Johar?

Bulsha:-  Warar badan aya kasoo baxayan xeriirka Aishwarya Rai Bachchan iyo Director Karan Johar inu Mel xun marayo. Horaan wararka aya sheegayen in isku dhacooda uu kabilbmey filimka Ae Dil Hai Mushkil, waxa sare usii qaadey xariirkoda inu Mel xun marayo in Karan Johar uusan kaqeeb galin aaska Aishwarya Rai Bachchan aabaheda Krishnaraj oo dhawaan geeriyode. Maxey tahay sawabta kadambeyso Karan Johar inu kaso qeeb galin tacsida Aish? Miyey isku ficcnen qoyska Bachchan? Sualahasi aya malmihi ugu dambeye la isla dhexmaraye warbaahinta. 

Warar kaso baxayo qoyska Aishwarya aya daaha kaqaadey ugu dambeen sawabta kadambeyso Karan Johar inuu kaso qeeb galin aaska Aishwarya Rai Bachchan aabaheda. 

Wararka intasi kudaren in Karan Johar uu kumashqul sanyahay caruurtisa mataanaha ee dhawaan loo dhaley Yash iyo Roohi. ” caruurta aya sugugnayen isbitalka NICU tan iyo goorta ay dhasheen. Waxa laqorshenaya in guriga lakeeno mardhow. Karan aya waqtigisa firaaqada kumashqul San caruurta waxu sido kale kujira diyaar garowga ilmaha laguso wareejinayo gurigisa. ”

Wararka aya intasi kudaren in Karan Johar uu boqasho kugaarey Aish iyo Abishek isbitalka Lalavati ” Aishwarya aya hada kujirto waqti murugo badan madamo aabaheda geeriyode, waxeyne kuqaadaneysa mudo iney bulshada kaso dhex muuqato. Marka kadib ayan ogan doona hadi xariirka kadhexeyo uu Mel xun marayo iyo hadi ey xaltamen oo ey saxibtimada fiican weli kadhaxeyso Aishwarya Rai iyo Director karan Johar. ” 
Karan Johar aya mashqul Ku ah diyaar garowga qolalka ey dagi lahayen caruurtisa. Wararka aya sheegayan ” karan waxu kumashqul San yahay diyaarista labo qol gurigiisa si ey udagan caruurtisa. Shaqsi ahantisa aya qolalka alaab kuqurxinaya malmihi ugu dambeye waxu soo dhaweynaya farxada kusoo biirey noloshisa.”










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment