YAA RAG AH YAASE DUMAR AH -Makala taqaanaa Sirta Nolosha

Bulsha:-  Waxaan rabnaa inaan ka hadalo su’aalo inta badan la na soo weydiiyo
Sda la ogyahay ninka iyo naagta waxay wadaagayaan inay raaxaystaan laakin waxay ku kala duwanyhiin waddada raaxada lagu gaari lahaa, ninka naag walba munaasib bay ku tahay laakin dumarku sidaa ma aha, naag kasta nooc gaar ah ayay rabtaa oo ay ku qanci karto, inta badan naagta ma heli karto gariirka raaxada galmada markii ay hesho mooyee bahalka ku habboon iyada
marka halkaan waxaan sheegaynaa noocyada bahalka ninka iyo noocyada bahlka naagta iyo nooc kasta waxa ku habboon.

marka koowaad noocyada bahalka ninka

1- bahal caato ah oo gaaban, inta badan howl fiican ma qaban karo
2- bahal caato ah oo dheer, inta badan howsha waa ka soo bixi karaa naagaha kacsi fudud baa jecel
3-bahal oo ballaaran oo u dhexeeya dheeraan iyo gaabnaan, noocan midka ay haweenka badan kooda ugu jecelyihiin shaqo fiicanna waa qaban karaa, inata badan ninka bahalkiisu sidan yahay waa kacsi badanyahay naagaha aadka u kacsiga badan midkan ayay aad u jecel yihiin
4- bahal dheer oo ballaaran, noocan kuma habboona naag 30 sano gaartay mooyee iyo wixii ka sii weyn

marka labaad noocyada bahalka naagaha

sida la ogyahay naagaha way ku kala duwanyihiin shahwada iyo dareenka iyo bahaladooda

1- mid leh bahal baruur, middan waxay ku raaxaysataa mid dheer oo gudaha soo taaban kara
2- mid leh bahal isku dheggan oo baruur aan lahayn middan waxay ku raaxaysataa bahal gaaban oo buuran si uu u buuxiyo dhinacyada
3- mid leh bahal mool (qusur dheer) meesha kintirka iyo boqa kala fogyihiin, waxaa u badan naagaha dhaadheer, middan waxay u baahantahay bahal dheer oo buuran
4-mid leh bahal gudaha waasac ka ah oo qooyaan badan leh oona gudaha ka qabow. middan waxay ka heshaa buraashidda iyo ku rugrugid,
marka way dhici kartaa qaababka galmada inay dadka isku fahmaan iskuna qanciyaan, sida dhinac dhinac, foorarsi, istaag, kadaloobsi, iwm.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment