MUCJISO: Nin Filimada baashaalka duubi jiray Oo Naagtiisa ku dhagtay!!

Bulsha:- Jillaaga sameeya aflaanta dadka qaangaarka/ Filimada Baashaalka ah, ayaa gool hayaha naadiga Juventus iyo xulka dalka Talyaaniga ugu baaqey in uu ku soo biiro shaqada ay iyagu qabtaan, ka dib markii Gianluigi Buffon ay xaaskiisa ku ammaantey dhinaca howsha sariirta.

Kubad celiyaha lambarka koowaad eeItaly, ayaa xiddiga weyn ee dhinaca aflaanta dadka waaweyn daawadaan/Galmada sameeya ugu yeerey in uu ku soo biiro Shaqada ay hayaan, wax yar ka dib markii xaaska Buffon, ay si weyn ugu amaantey seygeeda xirfadaha uu adeegsado marka sariirta la joogo.

Buffon, oo 34 jir ah, ayaa xaaskiisa Alena waxay wargeyska arrimaha haweenka ka faalooda ee dalka Talyaaniga ka soo baxa ee la yiraahdo Verrisimo, u sheegtey in ninkeeda dhinaca Gogosha/baashaalka uu xitaa kaga wanagsan yahay jilaaga reer Italy ee ku caan baxay dhinaca iyo sameynta aflaanta galmada ee la yiraahdo Rocco Siffredi.

Laakiin Siffredi, ayaa durba ka jawaabey faalada ay bixisay xaaska Buffon, waxana wareysi uu siiyay wargeyska Tuttosport, uu ku sheegey inuu u xiiso qabo in uu arko sida uu howsha u qabto Buffon.

” Isaga [Buffon] ayaa xita igaga wanagsanaan karo dhinaca sameynta howsha galmada, laakiin waxan rabaa inaan ku arko kaamerada horteeda, Buffon wali waa ilmo aniga ayaana la ila bar bardhigey, waxaan u soo jeedinayaa marka uu cayaaraha ka farisito in uu anniga ii shaqeeyo, waxaan u baahanahay rag dhab ah” ayuu yiri Siffredi.




Buffon, walikamahadlin hadalka ka yimid filim sameeyaha dadka qaan gaarka ah/ baashaalka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment