Noon Update: Filimka Rangoon Sare U Kac Xoogan Ma Samaynin Xiliga Duhurka Hindiya

Bulsha:- Filimka Rangoon ee hogaamiyaha ka yihiin Shahid Kapoor Saif Ali khan iyo kangana Ranout maanta subaxdii hore xiliga Hindiya wuxuu ku furmay %10 %15 asigoo ahaa maalintiisa koowaad.

Sanadkaan Bollywood-ka wuxuu u ahaa sanad wanaagsan maadaama filimada tiyaatarada la saaray si wanaagsan ayuu Ku furmaayay Sida Raees Kaabil Jolly LLb 2 Raees ayaana ahaa sanadkaan filim si wanaagsan ku bilaabtay Maalintiisa koowaad.

Maanta waxaa tiyaatarka la saaray filim weyn ay hogaamiye ka yihiin aktaro waa weyn sida Saif Shahid iyo kangana Waxaana loo badinaayay inuu maalinta koowaad ku bilaabto si xawli ah filimkaan ayaan la saaray 2200 tiyaatar Laakiin subaxdaan si liito ayuu ku furmay gudaha hindiya.

Filimka Rangoon ayaa sameeyay duhurkaan sare u kac yar filimkaan ganacsi liito wuxuu ka sameenaaya Central India, UP iyo Gujarat wuuxu ku furmay %5 filimkaan wuxuu ganacsi wanaagsan ka sameenaaya Mumbai, Bangalore Iyo Delhi wuxuuna ku furmay (15-20%).

Rangoon Guud ahaan gudaha hindiya wuxuu maraayay duhurkaan 20-25% waxaana hindiya ka jiro fasax yar midaas Ayaa caawisay in filimkaan sare i kac sameeyo waxaan la rajaynaaya in fiidka filimkaan uu gaaro %35 ilaa %40.

Morning  10-15%

Noon      20-25%
Qiyaas ahaan filimkaan maalinta koowaad wuxuu sooo xaraynaaya 4-5 Crore wax walbana waxay ku xiran tahay sare u kaca uu sameeyo fiidka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment