Bulsha:- Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku dhigay nin tuug ahaa kaasoo supermarke ka xaday xilib iyo dooro qaab aan horey loo arag.
Faahfaahin kasoo baxeyso arrintaan ayaa sheegeyso in mid kamid ah dadkii ka shaqeenayey supermarket-ka uu ninkaan soo eedeeyey sidaasna loogu yeeray booliska.
Markii ay dadka isku soo baxeyn ninkaan ayaa qirtay inuu tuugnimadaan sameeyey wuxuuna sirkeelka dhexdiisa kasoo bixiyey dooradii uu xaday .
Muuqaalkaan ayaa waxaa duubay mid kamid ah shaqaalaha supermarket-kaan oo ku yaal dalka Ruushka waxaad ka daawan kartaan qeybta hoose

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment