Qoraal Ragga anfacaya Oo ka caawin doona Sirta Nolosha

Bulsha:- Karida awoodeed Ee galmada ninka mararaka qaar waxaa daciifiya cunooyinka uu qaato iyo howsha maalin laha ee uu qabto , wax yaabaha ugu daran ee awooda ragga laciifiya ayaa ah cabidda sigaarka iyo waliba sameynta galmo gacmeedka(siigada).

Sidoo kale waxaa jira cunooyin xoojiya awoodda galmo ee ninka waxaana ugu horeeya cunada , gaar ahaan qudaarta Fresh-ka ah iyo fawaakihda, malabka , iyo waliba noocyada kaluunka .

Haweneyda ayay la gudboon tahay in ninkeeda ay siiso timir waxa ayna timirta xoojisaa beerka waxa ayna jilicisaa caloosha .

Timirta waxa ay sidoo kale xoojisaa awoodda galmo maadaama ay ka kooban tahay maadada fosforka kaasi oo ah unug muhiim u ah , xoojinta iyo badinta shahwada sidoo kale maadooyin dajiya neerfayaasha ayaa ku jira si howsha ciyaarta ay si wacan ugu dhacdo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment