Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?

Bulsha:- Fanaanada caanka ah ee reer Lubnaan Najwa Karam ayaa beenisay war saxaafadu isla dhex marayeen oo sheegayay inay si hoos ahaan ah u guursatay aqal galkeedana ay ka qarsanayso dadka iyo saxaafada, 


Najwa ayaa ku tilmaamtay arintaas mid aan lahayn sal iyo raad toona oo ay iska samaysteen saxaafada qaar ka mid ah oo beenta caadaystay iyadoo intaana ku dartay in hadii ay guursato aanay marnaba qarin doonin maadama oo aanay jecleen qar qariska.


Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment