Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!

Bulsha:- Xidigada caalamiga ah ee Angelina Jolie ahna safiirada arimaha bini adamnimada iyo Barakacayaasha ee United Nationska ayaa si aad ah u dhaliishay go’aanka uu Donald Trump 


kaga mamnuucay 7 dawladood oo muslim ah inay soo galaan dalka Mareykanka 


iyadoo sheegtay in dalkan yahay mid ku dhisan xornimo 


hadii la kala sooco dadka diin ahaana midaasi tahay “Dab ku ciyaar”.



Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment