Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait

Bulsha:- Xidigada masriyada ah ee Sherine Abdelwahab ayaa kasoo muuqatay masraxa mahrajaan faneedka ee ugu caansan dalka Kuwait ee “Febrayar Kuwait” iyadoo halkaas kusoo bandhigtay heesahedi loogu jeclaa, 

Sherine ayaa ku xaragoonaysay toob aad u quruxbdan oo dahabi ah oo saxaafadu aad u amaaneen. 




Waxaana xusid mudan inuu hada socdo barnaamijkeedi kowaad ee “Shery studio” oo ah talk show ay xidigaha jilitaanka iyo heesaha ay ku casuumto.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment