Ka Feejignoow in aad Biyo bax Degdeg ah uu kugu dhaco…Adigoo Raacaya Farsamooyinkaan.

Bulsha:- Waxaan halkaan uga hadlaynaa sidee la isaga daaweeyo biyo baxa deg deg ah. Waxa jira taba bar nafsaani oo aad isaga daaweyn karto biyo baxa deg deg ah, waxaana lagu magacaabaa Kegel Excercise. tababarkaan waxaa lagu dheeraayaa mudada biyo baxa iyadoo la isku dayo in la joojiyo dibne loo bilaabo galmada dhawr jeer Kegel Excercise ayaa  xoojiyaa murqaha miskaha si qofku awood ugu yeesho inuu kontorooli karo murqahaas…

Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa deg deg ah,
waxaana ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo­baxa “SSRIs” waana daawo ah lidka­diiqada iyowelwelka. waxaa kaloo jira bomaato kabuubiso () ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada.
dhiiga jirkeedu wuxuu isugu soo ururaa qaybta hoose ee jirka qoftaada asaga oo keena in qaybta hoose ee geedkeeda uu noqdo mid adag oo cargag ah xididada ayaa bilaabaya in ay is jiid jiidtaan.
marxaladan qoftaada waxaa saaidaya dhumucda iyo baaxada naasaheeda 30% caradooda waxay noqotaa kuwo soo fiiqan oo ay ka soo yaacaan waxyaalo aad moodo namro yar yar aanse namro ahayn.

sidoo kale marka la maraayo marxaladan waxaa dhacda in malablaha qoftaada uu kor u kaco asaga oo ku dhowaanaya dhanka lafta shuunka ama bisqinleyda wuxuuna u ekaanayaa mid qarsoomay.

dumarku marxaladan waxa ay u baahanyihiin kicin aan caadi ahayn mana la socdaan halka ay marayaan waxaana dhacda in ay aad kuugu soo dhegto qoftaadu.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment