Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade oo la Hakiyay Maalinta Caleemo Saarka Madaxweyne Farmaajo

Bulsha:-  Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ayaa sheegtay in Maalinta Arbacadda ah ee inagu soo aadan Magaalada Muqdisho aysan kasoo degi doonaan wax diyaarado ah.

Wasaarada Duulista ayaa sheegtay in duulimaadyadii imaan jiray Muqdisho la joojiyay 22-ka Bisha feberaayo, Sababo la xariira Caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

22-ka Bishaan oo ku beegan maalinta Arbacadda soo socota ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdulaahi Maxamed.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment