Bulsha:- Lamaanaha Bollywoodka ma ahan kuwa ka duwan bulshada kale, waana kuwa ugu badan ee uu xiriirka jaceyl dhex-maro marka laga so gudbo bulshada kale ee ka baxsan shirkadda. dhawr jeer ayey dhacday iney dareen iskula wadaagaan bulshada dhexdeeda.
Shaqsiga ugu miisaanka culus ee kasoo muuqday sawiradaan waa mid ka mid ah halyeeyada shirkadda ee wali baaqi kusii ah shaashadaha Amitabh kaas oo shumis bulshada dhex-deeda kula wadaagay lamaantiisa aan ka dhicin ee Jaya Bachchan.
Sidoo kale sawirada aad hoos ka daawan doonto waxaa ka mid ah Hrithik Roshan oo shumis la wadaagay isna Sussanne Khan ka hor inta aysan kala irdhoobin.
Sawiradaan ayey warbaahinta Bollywoodka la wadaageen akhristayaashooda madama ay maanta oo kale u qadariyaan “Maalinta Jaceylka Aduunka” oo ay ku beegaan 14-ka February.
Aamir Khan oo ka mid ah dadka ugu weyn Bollywoodka ayaa meel fagaaro ah shumis kula wadaagay Kiran, liiskaan waxaa soo galay ciyaariyahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo kaas oo meel fagaaro shumis kula wadaagay saaxiibtiisii hore Pipasha Basu.

DAAWO SAWIRADA:



_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment