Bulsha:- Jaamacada Cambridge, ee dalka England ayaa waxaa isaga tagtay haweeney lagu magacaabo Nabilah Phillips oo ka diyaarineysay wax-barashada sare ee PhD si ay u guursato nin Muslim ah oo ganacsade ah kana shaqeeya howlaha samafalka kaa oo laba xaasla ahaa laguna magacaabo Hasan Phillips.
Nabilah Phillips ayaa ka diyaarineysay shahaadada PhD jaamacada iyada oo ku takhasusi laheyd engineering hasa yeeshee waxa ay ka dooratay in ay la noolaato Hasan Phillips.
Hasan Phillips ayaa horay waxa uu u qabay xaasaska kala ah Sakinah iyo Anub.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment