Bulsha:- Warbaahinta Wacdaraha.com oo mar walba kusi bandhigta waxyaaba ka qaarsoon ayaa waxaan halkaan idin kuugu soo gudbinaya talooyin ku socda ragga oo ku saabsan sida ugu fiican ee dhabarka looga masaajeeyo dumarka gaar ahaan kuwa xaasaskiina ah,
Hadaba dal daliigitaanka Dhabarka dhinaciisa midig iyo bartamaha labada garab ayay haweenku aad ugu dareen badan yihiin marka loo duugayo. Sababtuna ay tahay in qaybta bidix ee maskadu ee dareenku qaabilsan ay xukunto dhinacaas iyo dhaxdaba,
Ha yeshee Mida kale ninyahoow talada kale ee Wacdaraha ku siinayo ayaa waxay tahay waxaa muhiim ah inaad dal daliiigitanka ku darto taxadar iyo inuu u socdo si xiriir ah si natiijadu u noqoto mid wanaagsan oo ay saaxibadada ku qancado mar walbane ay kaaga baahando,
Ugu danbeeyntii ogow Taasi macnaheedu waxa weeye waa inuu joogto noqdo tusaale ahaan asbuuci 3 beri. Sidoo kale waxaa muhiim ah markaad dareento meelaha ay u bogayso ugu wad ilaa ay ka macaasado.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment