Goobahaan Hadii Aad Ka Marto Ninkaaga Xiliga Galmada Riinkiisa Waxaa Laga Maqlayaa Deriska.

Bulsha:- Raga waa ku kala duwan yihiin gobaha laga dareemo macaanka ciyaarta sariirta balse waxaa jira goobo ay raga inta badan isaga mid yihiin oo aadna ugu dhaw una shabaha goobaha haweenka ka kacsadaan.

Bishimaha: waa goobaha ugu daran ee labada lamaane ka helaan macaanka , waxaan la dhihi karaa waxa ay mas’uul ka tahay kalgaceylka labada lamaane.

Dagaha: waxaa ka buuxa xidido ka yeelaya dhagaha kuwa dareen badan , waxa ay dadkii hore ee reer Shine u arkaan in dhagta ay u dhiganto dhamaan xubnaha jirka .

Waxa ay haweeneyda ay ku kicin kartaa dareenka dhagta iyada oo afka hore ee caarbkeeda ku salaaxda sidoo kalana ku qabata dhunkasho jilicsan kuna sii daliigeysa faraha, sidoo kale dhagta gadaasheed iyana waa ka ooyaan ee gabar yaheey haka xishoon oo erayo macaan ku dheh kuwaas oo hawada sii gilinaya.
Xabadka: waa goobaha ay ragga jecel yihiin in laga kiciyo, sidoo kale ibnta naasaha waa ay la ooyaan hadii aad carabka ugu salaaxdo..

Malabyaroowga: siiba afka hore ee malabyarowga oo aad ka salaaxdo ayaa ugu filan in sida libaaxa oo kale u qayliyo , sidoo kale xaninayaha iyo sharqaanka hoose ee xaniyaha ka dambeeya oo aad salaaxdo ayaa ku filan in kacsi waaw uu la dhaho.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment