Dumarka Gaab-gaaban oo Raaxada GALMADA kaga wanaagsan kuwa kale

Bulsha:- Daraasad cusub oo lagu sameeyey dalka mareykanka ayaa sheegtay in dumara Gaa-gaaban ay ka hor helaan Raga dumarka dhaadheer ama ay kahor guursadaan isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin,

Hablaha gaagaab oo had iyo jeer qaata kabo cidhib dheer oo ay isku dheereeyaan yaa daraasadan oo lagu sameeyey jaamacadaha Harvord & Oxfod University ay sheegeen in dumarka gaa-gaaban ay uga nasiib badan yihiin dumarka dhaadheer helida Raga isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin,

Dr. Daniel Nettle oo ka tirsan jaamacada Open University ee dalka ingiriiska ayaa sheegay in sababta ay uga dhalmo bateen dumarka Gaa-gaaban kuwa dhaadheer inay tahay wakhtiga Caadadooda oo aad isugu dhow dhow,

Daraasadan ayaa lagu sheegay in dumarka dhaadheer ay kaga badan yihiin dumarka gaa-gaaban qaadida xanuunka Kansarka, Halka kuwa ga-gaaban ay kaga badan yihiin kuwa dhaadheer xanuunada wadno xanuunka.





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment