5 Waxyaabood oo keena in Dareenka GALMADA ay yaraato & Waqtiyada ay yimaadaan

Bulsha:- In la iska naco ama uu hamiya rabitaan ee kulanka sariirta uu yaraado waxaa sababteeda noqonaysaa mid u laabaneysa arimo physical or psychological sidoo kale waxaa xanuunkaas beeri kara xiriir xumo lamaanaha dhextimaada  .

Reer  ayaa gabaryahaan kuu sheegeysa haddii aad isku aragto arintaan isku day in aad xadido waxa u sabab ah ka dib si aad xal ugu hesho dhibkaada.damac la'aan

-Balwadda-Sida qaadka sigaarka, qamriga.

-Cilad ku jirta isu dheeli tirnaanta Hormone-da .

-Mararka qaar waxa u sabab ah xanuunada Dhiig yarida,Kansarka , Sokorta ama dhiig karka

-Xanuun aad dareemeyso marka la sameynayo is dhex gala ciyaarta .

Sidoo kale arimo badan oo nafsiyan ah( physical) ayaa sabab u noqon kara sida .
1-Wel-welka

2-Shook Kugu Dhacay xilliga caruurnimada.

3- Murugo joogto ah.

4- In aad horay ula soo kulantay kufsi

5-Dhibaatooyin lamaane tusaale khiyaano jaceyl, in aad dareemin jaceyl.

Mar hadii arimahan aad mid ka mid ah isku aragtid talo dhaqtar raadi








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment