DAAWO: 15ka Hablood Ee Ugu Lugaha Dhaadheer Adduunka, Lugahaagu Ma Dhan Yihiin 51.9 Inches?

Bulsha:- Maqaalkaan gaarka ah waxaan ku eegi doonaa liiska hablaha ugu lugaha dhaadheer adduunka. Waxaana xusid mudan in qaarkood lagu xusay buugga dhacdooyinka qariibka ah ee adduunka The Guinness Book of World Records.

Inta badan hablahaani waxay u dhasheen dalka Russia, waxaana xusid mudan inay ka qurux badan yihiin hablaha kale.

Liiskaan 15ka hablood ee ugu lugaha dhaadheer adduunka ayaa waxaa kasoo muuqan doona hablo kasoo kala jeeda dalal kala duwan. Waxaana rikoorka gabadha ugu lugaha dheer adduunka heysta Svetlana Pankratova oo u dhalatay dalka Russia.

Halkaan hoose ka akhriso liiska oo dhammeystiran. Sidoo kale gabar kasta sawirkeeda ayaan hoos dhignay, halka cabirka lugaheeda dhirir ahaan aan ku sheegnay liiska.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment