LIVE HD: Toos u daawo Dooda musharaxiinta madaxweynaha

Bulsha:-  Waxaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka socota su’aalo weydiinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha dalka, kuwaasi oo ka qeyb galaya doodii horey u baaqatay ee musharaxiinta loo qabanayo maanta.

Musharax waliba waxa uu haystaa fursad dhan 1-daqiiqo oo kaga jawaabayo su’aalaha la weydiinayo, waxaana doodu ay socon doontaa illaa laba qeyb. Dooan ayaa ah qeybta koowaad, waxaana xigi doonta qeyb labaad oo ay ku doodayaan musharaxiin kale.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment