Bulsha:- Mararka qaar Xaaladaha nolosha qoyska ee wanaagsn waxa ay u burburaan sababo aan macno wayn xambaarsaneen ama aysn si dhaba iga u qiysayn. oo tiro badan oo ka mida burbur qooseedkaasi ma ahan mid ay sababata ugu wayn leeyahiin Xinka iyo Nagta is qaba, suuraglna ay tahay mid ka mida ehelada lamaanahaasi sabab u yahiin kala tagooda, ama saaxiibo.
Guud ahaan Khayaanada qoyska iyo khilafka ka dhex dhaca lamaanaha oo arrimo badan isugu jira ayaa qeyb wayn ku leh kala tagida qoysaka iyo burburinta rajadii wanagsanayd ee lamaanayaasha is calmaday.
Hadaba Culimada ayaa ka digaya shar ruux oo loo arko in ay sabab u noqon karaan kala gaynta lamaanayaasha, waa hadii ay fara gelin ku yeesheen arrimaha qoyskaaga.
Mother putting necklace on bride
Sodohyaasha labada qoysba dhankii ay doonaan ha ahaadaano , hadii ay noqdaan kuwa aan ku qancsanayn Guurkiina, waxa ay soo dadajin kartaa in Farxadiina ay burburto. Tusaale ahaan Hooyada Wiilka waxaa laga yaabaa in ay u aragto gabadha cusub ee uu guursaday mid kula tartamaysa Jacaylka wiilkeda sidaasina uu iyadii uga fogaado, Arintaasina mushkilad ayey ku dhex keeni kartaa lamaana. Waxaa looga baahan yahay wilka in uu arintaasi si qacliya u Xaliyo Hoyadiisna ka dhaaciyo in jacayllkdeeda uusan waxba iska badaleenin, xaaskiisa cusubna uu baraa sidii ay u kasban lahayd, si looga fogaado kala taga qoyska.
Cork, Ireland
Saaxiibada waxaa dhacday in farxadii qosyka ay u burburto sababa la xariirta saaxiib ama saaxiib ay lamaanahaani leeyahiin, kuwaasi oo laga yaabo in waqti badan ay lamaanayaasha qaar ku bixiyaan la jirka saaxiibada kaasoo ka badan waqtiga ay xaaskooda siiyaan arintaasina waxa ay soo dedejin kartaa kala taga qoyseed.
Saaxiibada shaqada, Dumarka shaqeeya ayaa guriga ka maqnaada saacado badan oo 10 gaaraya, mararka qaarana hadii dhaqanka shaqada uu dhaafo habka caadiga ah ee shaqada la xariirta isu soo dhawaansho uu ka dhex dhasho, arimahhaasi hadii uu arko Ninkaaga waxa ay dhalinaysaa Khilaaf wayn oo keenaya in Furiin uu yimaado,
Hadaba gabdhaha Shaqeeyaa waa in ay Xuduud gooniya samaystaan, hana is dhihina goobtan oo kale ninkaaga ma imaan karo, asiga oon imaan ayaa gaari karaa tusaala ahan in sawir uu arko, ha ka helo saaxiibo ama Baraha bulshada mid uune.

Caruurta, Culimada ayaa sheega in qoysaksa sanaka koowaad ka dib ay la soo darsaan muran wayn oo la xariira dhanka owlaada, tusaala ahana hadii aysan caruur dhalan, waalidiinta qaar baa si aada u jecel in ay caruur horay ka dhalan. Iyo in hooyada Caruurta ka dib ay Ihlaamiso Ninkeeda oo ay ku mashquusho Xanaanaynta Cunugeeda Arintaasina raga Qaar ay dhibaato badan u arkaan, keenata Khilaaf baahsan oo xiriika burburiya.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment