Ragga guska weyn oo gabdhaha dhareer ka keeno galmada lug taaga …

Bulsha:- Baashaalka sariirta barasho gaar ah ahyay u baahan tahay sida Gaariga marka aad baranaysid Bare aad u baahan tahay wacdaraha.com ayaa gabdhaha u iftiiminaysa qaabka farsamaysan ee ay nimankooda ugu sheegan karaan in ay Bargo’ yihiin oo aanay qanacsaneen.

Si kaxeynta gaariga u baratid waxaa qasab ah in madax adeegga iska ilaaliso iyo hadalka qalafsan , sidoo kalana ciyaarta sariirtana waa saas oo kale, waa in aadan ku dhihin hadal dhibaya kana si careeysiinaya taasi oo sii xumeyneysaa wax qabadkiisa shaqada sariirta .

Si aadu barto farsamooyin uu sara ugu qaadayo qancintaada waxaa muhiim ah in aad siisaa casahro afka ah oo toos ah adiga oo dhaq dhaqaaqyo u muujinaya , tusaale ahaan waxaa suura gal ah in aad u baahan tahay in marka ciyaarta lagu jiro in gacantiisa uu meel jirkaaga ka mid ah ku salaaxo u sheeg qaabka aad rabto in uu sameeyo .

Wax yaabaha ugu muhiimsan ee kaa caawinaya in aad u sheegto ninkaada habka aad u rabto in raaxada uga hesho waxaa ka mid ah .

1- In Aad Furayaasha Siiso : inta badan haweenka gariirka macaanka kuma garaan galmada tooska ah ,haweeneydu waxa ay u baahan tahay in si wacan looga soo dareen kiciyo kintirka si toos ah , sidaa oo ay tahay waxaa jira haween aamisan in macaanka kaliya lagu gaaro galmada tooska ah , 


ogoow ninka galmo iyo baashaalin macaan ayuu sameynayaa marka uu ogsoon yahay goobaha lamaantiisa raaxada ka qaadato ee gabaryaheey u sheeg goobaha aad raaxada ka hesho si hawada sare uu ku giliyo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment