Bulsha:- Gobolka Delta State ee dalka Nigeri arrin la yaab leh ayaa ka dhacday, iyadoo xaafadda Ukwani lagu qabtay nin iska dhigaya inuu waalan yahay oo kale.
Wariyaha ka shaqeeya gobolkaas Ossai Ovie ayaa kusoo qoray akoonkiisa Facebook in la qabtay ninkaan isagoo isku deyeya inuu afduubto laba caruur ah.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment