KASHIFAAD: Miyey Gabadhu Uur Qaadi Kartaa Iyadoo Aan La Birko Jebin, Sidee Ayeyse Ku Qaadi Kartaa?

Bulsha:-  Marka xaqiiqo ahaan loo hadlayo, gabar aan la bikro jebin ma qaadi karto wax uur ah, waa haddii ay bikro tahay oo keliya. Dhakhaatiirtu waxay daaha ka qaadeen in unugyada isbaamku uu noqonayo mid aan awood laheyn, taasna ay tahay sababta ugu weyn.

Baaritaan la sameeyey ayaana bannaanka lagu soo dhigay in biyo kasta oo xubinta saxda ah dumarka looga shubo iyagoo bikro ah aysan awood u laheyn inay gaaraan halka loogu talogalay oo ay ku guuleystaan inay awlaad isku bedelaan sababtoo ah si dhaqsi ah ayey u dhimanayaan cayayaanku.

Mid ka mid ah nuucyada minida oo aan dhiman ayaa jira waana nuuca loo yaqaano Egg Alqah, laakiin awood uma lahan inuu kaligiis falgalo, sida ay dhakhaatiirtu daaha ka qaadeen.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira sababo badan oo ay gabadhu uur ku yeelan karto iyadoo bikro ah, hase yeeshee, dhakhaatiirta ayaa si weyn uga digay halista ay yeelan karaan mustaqbalka. Waana habab ka fog tusaalooyinka caadiga ah ee aan garaneyno.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment