Bulsha:- Xarunta baarlamanka Soomaaliya waxaa ka socota doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo tan labaad ee baaralamanka Soomaaliya, oo la rumeysan inay ka xiiso badan tahay tii guddoomiyaha baarlamanka.
Xubnaha tartanka ugu jira jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad waxaa ka mid ah Faarax Cabdulqaadir oo ay isku dhow yihiin madaxweyne Xasan Sheekh, Khadiija Maxamed Diiriye, Jaylaani Nuur Iikar, C/Weli Sheekh Ibraahim Muudeey iyo xubno kale.
Hoos ka daawo doorashada oo socota_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment