Bulsha:- Jackie Chan: Aniga Shahrukh Khan iyo Aamir Khan shaqo kuma lihi ee Salman Khan ayaa la kulmayaa.
Jackie Chan oo ah jilaaga caanka ah ee karate ga ayaa waxuu booqan doona dalka India halkasoo uu ku sameyn doona barnaamij jimicsiga yoogada ah , waxuuna balan aday oo uu video usoo duubay Jilaaga Salman Khan oo uu bogiisa usoo dhigay isagoo yiri waxaa noo balan ah India Salmanow.
Hadaba jackie Chan ayaa iska indha tiray inuu la kulmo ama la shaqeeyo xataa jilayaasha kale ee waaweyn ee iyana ah reer Khan isda Shahrukhan iyo Aamir Khan.

Jilaa.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment