Bulsha:- Victoria Beckham ayaa daaha ka qaaday waxyaabo badan oo ay sameysay markii ay jirtay da,da 18 sano.
Warbixin lagu daabacay British Vogue xaaska Xiddigii horre ee kubadda Cagta ee soo maray Kooxo Badan David Beckham ayaa shaacisay inay abuurtay Naaso.
Gabadhaan oo ah Fashion caan ka ah adduunka ayaa sheegtay inay qoomamo ka joogto naasihii ay abuuratay markii ay aheyd 18 sano jir.
” Waxa kaliya ee aan kuu sheegi karo waa inaadan abuuran Naaso, hadda waxaan joogaa qoomamo, mana abuuran laheyn naaso hadaan ogahay inay dhibaatadaan leeyihiin” ayey tiri.
” waqtigii isoo dhaafay waan inkiraa mana u maleeyo inuu isoo maray ” ayey sii raacisay.
Victoria Beckham ayaa hadda heysato afar cunug oo lagu kala magacaabo Brooklyn, 17, Romeo, 14, Cruz, 11, and Harper, 5.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment