Bulsha:- Ha U Qaadan In Aad Tahay Qaamuus: Ha isu maleyn adiga oo tix raacaya dhowr guur ama aqriska buugaagta iyo bogaga ka hadla aqoona sariirta in aad ku noqoneyso xariif ku xeel dheereeya xariirka nolosha sariirta oo ku xeel dheer qaabka l kiciyo dareenka haweeneyda ogoow wax haweeney kicinaya dareenkeeda raaxana u ah in mid kale uusan u aheyn , qurbo magazine waxa ay ku leedahay isku day in aad wax badan ka ogaatid waxa munaasibka ku ah lamaantaada.
HALKAAN KA DAAWO MUQAAL

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment