ARIMAHA JACAYLKA:-MAXAAD KA TAQAANAA JACAYL? Maxaase Daawo U Ah? Goorma Ayaa La Dareema Jacaylka

Bulsha:- Run ahaantii jaceyl waa ereyga ku soo noq noqda in badan qalbiyada dadka Majiraa jaceyl mise ma jiro? Waa wax jira jirina doona inta ay dunidani dhisantahay waana dareen ku lamaansan jiritaanka nolosheena waayo qof walba wax ayuu ka helaa akhristoow! Ka hadalka jaceylka ama faalooyinkiisu aad ayey u badan yahin lakin hadii aan ku noqdo

su’aalaha kor ku xusan WAA MAXAY JACEYL? Jaceyl sifooyinka lagu sifeeyo waxa ka mida ah doonis, rabid, ka helid, u khushuucid, jamasho, ka dhex dhalata labada qof Markey kulmaan akhriste doonistaa ama rabitaankaas oo marwaliba ay naftaadu tebeyso qofkii ay ka heshey, Runtii dawada jaceylka oo shaki ku jirin waxay tahay inaad hesho qofkii aad ka heshay kaasoo qalbigiisu kuusoo jeedo kuuna ah daacad hadii aad intaasi heysato waxad heshey dawadii jaceylka!

Jaceyl waxa la dareemaa marka aad la kulanto qof nafsadaadu ka hesho naftaaduna ogolaato! Markaas ayaad si dhaba u dareemeysaa jaceylka waayo jaceylka ayaaba ah DAREEN

Rabitaanka qofka aad jeceshahay waxa aad kala kulmeysaa farxad marna

murugo hadana labadaasiba waxa kuu haya qofkii aad ka heshey means aad jecleyd hadii sabababaha noocaasa soo qaadno Tusaale: waxad doontey inaad wacdo qofkii aad tebeysay ee aad jecleyd then waad weydey waxa aad dareemeysaa niyad xumo hadii aad hesho ama aad la kulanto qofka aad jeceshahay waxa aad dareemeysaa farxad akhriste run miyaa mise waa been tusaalahaasi? Akhriste maxad ka taqaan cadowga

jaceylka? Waxa uugu weyn cadowga jaceylka oo la sheego waxa ka mida 1- foqriga 2-
sedexeeyaha waxa loo yaqaan (cilmi boodhari ayaa waxa uu idhi hadii uu faqrigu qof ahaan lahaa waan dili lahaa) Sidoo kale sedexeeyaha ayaa ahaan lahaa wax la dilo ee danbi ayaa ku jira kakakkakaak akhriste waxan dhanbaalkan kusoo gebagebeynaya
1-mataha qof nolosha jecel ?
2- matahay qof farxad jecel ?
3- matahay qof wax jecel ?
4- matahay qof la jecel yahay ?
5- matahay qof farxad inu ku noolado jecel?
Si kastaba ha ahaatee ha fakarin. Ha warwarin. Ha calaa calin U dhoola cadee nolosha. Una qosol. Waligaa inta aad nooshahay. Waxan kaa balan qaadayaa hadii aad keento wajifuran. Qalbi saafiya. Niyad saafiya. Waxa hubaal ah inaad guuleysaneyso aakhirka kuna guuleysaneyo hawlahaaga nololeed
waxii war bixina ah kala xiriir:








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment