DAAWO SAWIRKA: Waa Maxay Sababta Ay Lebiska Sarre U Siibatay Atariishada Dhallintayar Disha Patani?

Bulsha:- Sawir qaadaha caanka ah Dabboo Ratnani wuxuu maanta bilaabay barnaamijkiisa Grand Calendar 2017 wuxuuna bilaabay qaadista sawirradiisa dadka caanka ah ee ka xamaasha shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood.

Qaar ka mid ah shaqsiyaadkaan caanka ah ayaan sugi karin in sawirradaan lagu arko bogaga sarre ee wargeysyada waa weyn ee dalka India iyo majalado iibsaday xuquuqda sawirradaan.

Atariishada Disha Patani ayaana durba taagereyaasheeda baraha bulshada la wadaagtay mid ka mid ah sawirradeeda loo diyaariyey barnaamijka Grand Calendar 2017. 24 sanno jirtaan ayaa waxay Bollywood kusoo biirtay sannadkii tegay markaasoo ay kusoo gashay filimkii M.S. Dhoni: The Untold Story.
Waxaana xusid mudan inay sannadkaan isku diyaarineyso inay saameyn muuqata ku yeelato Bollywood durba waxay ka qeyb noqon doontaa Grand Calendar 2017 waana barnaamij sawirro faashiyoon ah lagu diyaariyo.

Disha Patani ayaana laga qaaday sawir ay qaab faashiyoon ah u gashay iyadoo qeybta sarre aan wax dhar ah ku asturan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment