Nin Guska Laga Jaray Kadib Markii Uu Kala Bixi Waayay 4 Maalmood Dhalo Uu U Galmoomayay

Bulsha:- Nin ayaa lumiyay xubintiisa taranka kadib markii uu 4 maalmood uga xayirnaa dhalo uu isticmaalayay sida cijirka galmada.

Ninkaan 50 jirka ah oo aan xaas qabin ayaa door biday inuu dhalo isticmaalo si uu isaga yeero niyad jabka galmo la,aanta laga qaado.

Laakiin markii uu wada galiyay dhalada waa uu awoodi waayay inuu banaanka usoo bixiyo, waxaana uu sugayay mudo 4 maalin ah inuu helo wax caawimaad ah taas oo keentay in xubintiisu dhimato.

ka arag sawirada

Markii uu gaaray isbitaalka dhalada ayaa wali ka lulaneysay guskiisa kaas oo isku badalay madoow waana uu dil dilaacay aad ayuuna u qurmay sida ay sheegtay The Mirror .

Dhaqtar Dennis Chirinos oo isagu ahaa dhaqtarkii arinta ninkaan gacanta ku dhigay waxaa uu sheegay inuusan horey u qaabilin kiis nuucan ah waxana uu sheegay inuu ka xun yahay inuu ninkan yimid isbitaalka xili ay xubintiisii dhimatay.

“Waxaa noo yimid bukaan 50 jir ah, kaas oo aan qabin xaas ama saaxib ,waxaa u rabay inuu iska dajiso cadaadiska galmada.
“Sidaa darteed waxaa uu guskiisa galiyay dhalo taas oo qabsatay guska madaama uu wada galiyay, waxaa uu halkaan yimid dhalada oo 4 maalmood ku dhagan,waan ka wada jarnay guska maxaa yeelay xubintoo dhan waa dhimatay ayuu Mirror u sheegay Doctor Dennis Chirinos.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment