Bulsha:- Ninka u dhashay Vietnam ayaa ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii uu dhaawac daran kasoo gaaray guska xili uu doonayay inuu qanciyio lamaantiisa.
59 jirkaan ayaa la jiifiyay isbitaalka Ho Chi Minh City waxaana ay sheegtay gabadhii uu la joogay in gusku uu labo meelood ka dilaacay uuna aad u qeyliyay.
Dhaqaatiirtu waxaa ay sheegen iney aad ula yaabeen sida ay u burtay xubintiisa taranka waxaanba ay qireen inuu isticmaalay daawo aan sax aheyn balse uu rabay inuu ka helo awood dheeri ah si uu saaxibtiis u qanciyo.
Ninkaan oo aan la magacaabin waxaa ay dhaqaatiirtu sheegeen in guskiisu uu hada u baahan yahay qaliin si loo bad baadiyo waxtarkiisa mustaqbalka.
Warbixintaan ayaa ka digtay in aad loo isticmaalo daawooyinka kobciya raganimnada kuwaas oo ay ku jiran kuwo badan oo dhacay iyo qaar waxyaabo halis ah laga alifay.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment