Nin Caruus Ah Oo Saaxibadii Ku Casuumay Iney Daawadaan Sida Uu U Bikro Jabinaayo Xaaskiisa

Bulsha:- Nin caruus ah ayaa dadka oo dhan kaga yaabiyay dooqiisa markii uu saaxibadiis usoo jeediyay codsi ah iney kasoo qeyb galaan bikro jabinta xaaskiisa.

Video yaableh ayey soo bandhigeen shirkadda Liveleak kaas oo ka yimid lamaane is doortay iyo saaxibo marqaati ahaa oo daawanayay bikro jabinta iyo galmada habeenka koowaad.

Ninkan oo u dhashay China ayaa saaxibadiis ku casuumay qolkiisa jiifka waxaana uu sheegay iney arkaan sida uu dhiig uka keenaayo saaxibtiis habeenkii koowaad ee aqal galkiisa.

Ninka ayaa bilaabay inuu xaaskiisa u galmoodo taas oo aad u xanunsaneysay ,saaxibadii ayaa bilaabay iney kaamirooyin ku duubtaan dhacdada kadibna usoo bandhigay aduunka.

Raga goobta joogay ayaa maqlay qosol iyo qeylo bustaha dhexdiisa ah xili sidoo kale ay mararka qaarna arkayayeen  daal labada dhinac ah.

 Lamaanaha ayaa marki dambe ku amray asxaabta iney baxaan si caruusadu u aado muqsusha.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment