Bulsha:- Anushka Sharma iyo Virat Kohli waa lamaane haatan aad isugu wanaagsan sidoo kalena qorshaha ku darsadeen sida ugu macquulsan inay ku aqal galaan mustaqbalka dhow.
Hadaba waxaa la xaqiijiyay lamaanahaan caanka ah Anushka Sharma iyo Virat Kohli inay dabaal daga sanadka cusub ku qaadan doonaan Waqooyiga Hindiya gaar ahaan gobolka Uttarakhand.
Waxaa la sheegay in labadaan lamaane saxmada magaalada Mumbai ka dhuunteen haatana Uttarakhand waqti ku wada qaadanayaan sidoo kalena ay halkaas wada joogi doonaan ilaa sanadka cusub.
Virat Kohli oo ay cayaaryahan xulka Hindiya Cricket-ka u cayaaro ayaa gobolka Uttarakhand Ambasador dhinaca dalxiiska u ah dadka caanka ahna kusoo dhaweeyo.

Balse markaan Virat Kohli isaga iyo jaceylkiisa Anushka Sharma ayaa Uttarakhand lagu soori doonaa maal maha nagu soo fool leh.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment